Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee loogu Damaashaay Xaafada Daaru Salaam ee Muqdisho

Boqolaal ruux oo dadka reer Muqdisho ah ayaa shalay iyo maanta buux dhaafiyay xaafada Daarusalaam ee magaalada Muqdisho, oo ah goobta ugu haboon ee loo dalxiiso xilliyada munaasabadaha. Dadkan oo ka kala yimid 17ka degmo ee gobalka Banaadir ayaa u badnaa caruur iyo haween, halka raggu ay sidoo kale qeyb ka ahaayeen fantasyaha iyo damaashaadka … Continue reading Daawo Sawirada: Sida Quruxda badan ee loogu Damaashaay Xaafada Daaru Salaam ee Muqdisho